Madax iyo Saraakiil badan oo katirsan Ahlu Sunna oo la amray in lasoo xiro (Magacyada +Sawirro)

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan qeybta maamulka Galmudug ayaa caawa baahiyay magacyada iyo sawirada madax iyo saraakiil katirsan kooxda Ahlu Sunna oo ka kooban 32-xubnood, kuwaa uu baadigoobayo booliiska. Booliiska Galmudug ayaana sheegay in baxsad yihiin Madaxa kooxda Ahlu Sunna Sheekh Shaakir Cali Xasan iyo xubno kale oo isugu jiira saraakiil iyo shacab oo … Continue reading Madax iyo Saraakiil badan oo katirsan Ahlu Sunna oo la amray in lasoo xiro (Magacyada +Sawirro)